Dhagayso: “Axmed-baa Madaxweyne Noqon-doona Iyo Saxaafadda-ba Afka Laga Tolli-doonaa Labadaa Ismaanaan Ssaarin” Boobe Yuusuf Ducaale

Hargeysa (Berbera news) Qoraaga Boobe Yuusuf Ducaale oo ka mid ahaa  Saraakiishii Ururkii SNM ayaa sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay Kalsooni badan ku weydday cadaadiska ay saarayso Madaxbanaanidda Xoriyad-tul Qawlka.
 
 
 
 
 
Halkan ka dhagayso.
 130627_006
 
 
Berbera news/Hargeysa.