Dhagayso: Guddoomiye Muuse Biixi Uu Shaaciyay Hankiisa Musharaxnimo Ee Hoggaaminta Dalka

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Xisbiga taladda haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo waraysi siiyay Idaacadda BBC-da Laanteedda Afka  Somaaliga ayaa markii u horaysay shaaciyay inuu ka mid yahay Musharax Xisbiga dhexdiisa uga tar-tamayo Doorashadda Madaxtinimadda ee lagu waddo inay dalka ka dhaco Sanadka 2015-ka.
 
 
Halkan ka dhagayso codka Muuse Biixi.
 

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa.