Dhagayso: Munaasibadd Lagu Xusayay Marxuum Cigaal Oo Hargeysa Lagu Qabtay Iyo Xubno Xukuumadda Ka Tirsan Oo Ka  Qayb-galay.

Hargeysa (Berbera news)  Munaasibadda xalay lagu qabtay Hotel Maansoor ee Magaaladda Hargeysa ayaa waxa lagu xusayay Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal oo ahaa Hoggaamiyihii aasaaska u dhigay Niadaamka Dawladdanimadda Somaliland.
 
 DSC06783
DSC06786
DSC06759
 
Halkan ka dhagayso hadaladdii Xuska Laga yidhi.
 

 
Berbera news/Hargeysa.