Dhagayso: Taliyaha  Booliska Faah-faahin Ka Bixiyay Khasaaraha Ka Dhashay Booyaddii Qaraxday Ee Guryuhu Ku Gubteen

Hargeysa (Berbera news)  Taliyaha Ciiddamadda Booliska Somaliland Sareeye-guuto Cabdilahi Faddal Iimaan ayaa Warbaahinta uga waramay khasaaraha ka dhashay Booyaddii Galabta dhacday ee qaraxeeddu sababay in Guriyo ka ag dhawaa goobta ay ku dhacday ay ku shuf-beelaan.
 
 
Halkan ka dhagayso hadalka Taliyaha.
 CODKA TALIYE FADDAL.
 
 
 
Berbera news/Hargeysa.