Dhagayso: Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Golaha Wakiiladda Ku Eedeeyay Fadhiidnimo

Hargeysa (Berbera news) Mudane Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda ee laga soo doortay Gobolka Saaxil ayaa Golaha uu ka tirsan-yahay ku eedeeyay kuwo fadhiid ah oo daayacay Kalsooniddii ay Bulshaddu codka ku siisay.
 
 
Halkan ka dhagayso Codka Xildhibaanka.
 CODKA SICIID CILMI ROOBLE.
 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa.