Dhagayso: Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad Ee Golaha Wakiiladda Oo Mudanayaasha Labadda Gole Ku War-geliyay Khudbadda Sanadeedka  Madaxweynaha

Hargeysa (Berbera news )  Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiiladda Baashe Maxamed Faarax ayaa Mudanayaasha labadda Gole ee Baarlamaanka Somaliland ku war-geliyay in Madaxweyne Siilaanyo uu beri khudbad Sanadeedkii u jeedin-doono Baarlamaanka.
 
 
Halkan ka dhagayso.

 
 
Berbera news/Hargeysa.