Dhagayso: Madaxweynaha Jabuuti Oo Sheegay In Mucaaridka Dalkiisu Ay Diidan-yihiin Kulamo Dhex-mara

Hargeysa (Berbera news) Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo waraysi siiyay Idaacadda BBC-da Laanteedda Afka Somaaliga ayaa ka hadlay xidhiidhka ka dhexeeya Siyaasiyiinta Mucaaridka ah ee dhaliilaha kala duwan u jeediyay Hogaamintiisa, waxaanu sidoo kale waramay kulamo uu la yeeshay Madaxweynaha Dalka Maraykanka Barack Obama.
 
 
Halkan ka dhagayso.

Madaxweynaha Djibouti
 
 
 
Berbera news/Hargeysa.