Dhagayso: Wasiir Cukuse Oo Sheegay In Qof Kasta Oo Xil Ka Qabta  Xukuumadda KULMIYE Uu Nasiib leeyahay

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta khubad ka jeediyay Munaasibad lagu qabtay Wasaaradda Warfaafinta oo xilka kula kala wareegayeen Agaasimaha guud ee Madaxweyne Ssiilaanyo u magacaabay Wasaaradaasi Maxamed Cilmi Aadan (Ilka-case) iyo Agaasimihii hore Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.
 
 
 
Halkan ka dhagayso.

 
 
Berbera news/Hargeysa.