Daawo: Aas Qaran Oo Burco Loo Sameeyay Guddoomiyihii Waxbarashadda Gobolka Togdheer

Burco (Berbera news)  Waxa maanta Magaaladda Burco aas qaran loogu sameeyay Guddoomiyihii Waxbarashadda Gobolka Togdheer Marxuum Axmed Cabdi Siciid oo shalay ku geeriyoodday Magaaladda Hargeysa.
 
 
Halkan ka daawo.
 

 
 
Berbera news/Hargeysa.