Daawo:  Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Oo Soo Jeediyay In Aany Doorashaddu Wakhtigeedda Dib Uga Dhicin

Hargeysa (Berbera news)  Musharaxa Madaxweynaha XIsbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal  CaliI Xuseen oo waraysi siiyay Telefishanka Somsat, isaga oo ku sugan Dalka Ingiriiska  ayaa waxa uu soo jeediyay in aanay Doorashadda wakhtigeedda dib uga dhicin, waxaanu sidoo kale Xukuumadda ku eedeeyay Cabudhinta Xoriyadtul qawlka oo uu sheegay inay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo hor-seed ka tahay sidii aanay Warbaahinta Mmadax-banaan aanay xaqiiqdda u tabin, isla-markaana aan waxba laga qabn Weerakii Sanadkii hore lagu qaaday Xarunta Wargeysia Hubaal oo ilaa hadda Xayiran.
 
 
Halkan ka daawo.
 

 
 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa.