Dhagayso: Wasiirka Qorshaynta Oo Ka Waramay Kulan Dhex-maray Madaxweyne Siilaanyo Iyo Ku Xiggeenka Safiirka Jarmalka U Fadhiya Kenya

Hargeysa (Berbera) Wasiirka Qorshaynta Somaliland Dr. Sacad Cali Shirre ayaa Warbaahinta uga war-bixiyay kulan ay maanta Xarunta Madaxtooyadda ku yeesheen ku xigeenka Safiirka  Dalka Jarmalka u fadhiya Dalka Kenya oo maanta safar ku yimid Magaaladda Hargeysa.
 
 
Halkan ka dhagayso.

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa.