Madaxweyne Siilaanyo Oo Kullan La Yeeshay Safiir  Xigeenka Dalka Jarmalka U Fadhiya Kenya + Sawiro

Hargeysa (Berbera news) Madaxweynaha  Somaliland Axmed Maxamed SIilaanyo  waxa uu maanta  Xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminaayo Safiir ku xigeenka Jarmalka u fadhiya Nairobi, kulankaasi waxa ka war bixiyey Wasiirka Qorshaynta Qaranka iyo Safiir ku xigeenka ujeedadiisuna waxay ahayd xog ururin iyo sidii ay Somaliland uga caawin lahaayeen xaga Biyaha, Caafimaadka iyo Meelaha muhiimka u ah in laynaga caawiyo.
 waftiga safiirka germalka
Waxaa Kulankan Madaxweynaha ku wehelinaayey:-
 
1.    Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahhi Ismaaciil Saylici
2.    Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan
3.    Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr. Sacad Cali Shire
4.    Wasiirka Biyaha Mudane Xuseen Axmed Cabdulle iyo
5.    Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Axmed Cali
 
Dhinaca Weftiguna waxay kala ahaayeen:-
 
1.    Mr Christian Resch, Deputy Ambassador to GermanE,bassy Nairobi
2.    Dr. Philipp Rock, Desk officer for German Federal Ministry for Co-operation and Development, Bonn.
3.    Ms Julia Kronberg, Deputy Head of Development Co-operation, German Embassy Nairobi
4.    Mr Hendrix Linneweber, GIZ Country Director Kenya, Nairobi
5.    Dr. Christoph Schaefer, Senior Country Manager East Africa, German Development  Bank KFW, Frankfurt am Main
6.    Mr. Thomas Herzberg, German Development Bank KFW.
 
 
 
Berbera news/Hargeysa.