Dhagayso:  “Somalia Xabaashii Siyaasadda Ayay Dib Ugu Noqotay, Xasan Sheekh Maxamuud-na Waxba Uma Hadhin Ee Ha Is-casilo” Siyaasiga Cali Daacuun

Hargeysa (Berbera news) Siyaasiga Cali Maxamed Axmed (Cali-daacuun) oo ka mid ah Siyaasiyiinta ka soo jeeda bariga Sanaag, balse aamisan Fikirka Soomaaliweyn ayaa Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud u soo jeediyay inuu u hogaansamo dalabka Xildhibaanadda Baarlamaanka Somaliya, isla-markaana uu iscasilo .
 
 
Halkan ka dhagayso.
 

 
 
Berbera news/Hargeysa.