Dhagayso: Suldaan Xiiray Oo Ka Waramay Kulan Dhex-maray Qaar Ka Mid Ah  Madax-dhaqameedka Somaliland Iyo Cuqaashii Ka Timid Muqdisho

Hargeysa (Berbera news) Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray oo ah Afhayeenka Salaadiinta Somaliland ayaa ka waramay kulan ay wadda yeesheen Madaxdhaqameedyadda Todobaadkii hore ka yimid Magaaladda Muqdisho oo ku sugan Hargeysa.
 
 
 
Halkan ka dhagayso.

 
Berbera news/Hargeysa.