Daawo: Qareenaddii U Doodayay Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf Oo Ka Hadlay Nidaamka Loo Maray Xadhigoodda

Hargeysa (Berbera news) Qareenaddii u doodaya Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo Tifaftirhii Wargeyskaasi Axmed Cali Cigge ayaa sheegay in qaab cadaaldda ka fog loo maray Xadhiga Masuuliyiintaasi.
 
Halkan ka daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa.