Dhagayso:  Qoyska Sheekh Bashiir Oo Maayarka Burco Ku Eedeeyay Inuu Sifo Sharci-daro Ah Uu Iibiyay Garoonka Kubadda Kolayga Oo Ay Ku Sun-tahay Taariikhadda Sheekh Bashiir.

Hargeysa (Berbera news)  Qaar ka mid ah Qoyska Sheekh Bashiir oo ah Sheekh magaca ku leh dhulk Soomaaliddu degto, gaar ahaan Somaliland ayaa Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Burco ku eedeeyay inuu sifo sharciga baal-marsan u iibiyay Garoonka Kubadda Kolayga ay ku suntan-tahay Taariikhadda Awoowgoodda Sheekh Baashiir.
 
 
Halka ka dhagayso.

DSCF9711
 
 
Berbera news/Hargeysa.