Daawo: Maddasha Wadda-tashiga Oo Ka Hadashay Mawqifkoodda Ku Aadan Safarka Cuqaasha Ka Timi Muqdisho Ay Dalka Ku Joogaan

Hargeysa (Berbera news) Siyaasiyiinta ku midoobay maddasha wadda-tashiga iyo toonista Somaliland oo Shir Jaraa’id ku qabtay Hotel Xara ee Magaaladda Hargeysa ayaa Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo u soo jeediyay inay cadayso sababaha uu la xidhiidho socdaalka ay dalka ku yimaaddeen Oday dhaqameedyadda ka yimi Muqdisho.
 
 
 
Halkan ka Daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa.