Dhagayso: Eng Maxamed Xaashi Cilmi Oo Cuqaasha Ka Timi Muqdisho Ugu Baaqay Inay Dalka Ka Baxaan

Hargeysa (Berbera news) Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi oo Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa Madaxdhaqameeyadda ka soo kicitimay Todobaadkii hore Magaaladda Muqdisho ee ku sugan Dalka ugu baaqay inay iskaga baxaan Somaliland.       Halkan ka dhagayso.

11153   Berbera news/Hargeysa.