Dhagayso: “Madaxweyne Siilaanyo Waxaanu Kula Talinaynaa In Aanu Isa-Sharixin Oo Uu Iska Nasto,  Umadduna Lugooyo Ma  Qaadi-karto” Cabdirashiid Riyo-raac

Hargeysa (Berbera news)  Xoghayaha Qorshaynta  Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdirashiid Maxamuud Riyo-raac ayaa sheegay in xisbi ahaan ay dhaliisan-yihiin Musharaxnimadda Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo oo uu Todobaadkii hore shaaciyay Wasiirka Warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), waxaanu tilmaamay in aan lagu kalsoonaan Karin Musharaxnimadaasi.
 
 
Halkan ka dhagayso.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa.