Dhagayso: Odayaal Dhaqameedka Ka Yimi Muqdisho Oo Ka Hadlay Ujeeddadda Safarkoodda

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Odayaal dhaqameedka Somaliland safarka ku yimid Maxamed  Xasan Xaad oo Waraysi siiyay Iidaacadda BBC-da laanteedda Afka Soomaaliga ayaa sheegay in Safarka ay ku yimaadeen dalka aanu lug ku lahayn wax Siyaasadda ah.
 
Halkan ka dhagayso.
 

 
Berbera news/Hargeysa