Dhagayso: “Xadhiga Yuusuf  Cabdi Gaboobe Waxa Uu Ahaa  Xadhiga Dhafoor-taabasho Ah” Haween Cambaareeyay Xadhiga Haatuf

Hargeysa (Berbera news) Qaar ka mid ah Haweenka ku dhaqan Magaaladda Hargeys ayaa si adag u cambaareeyay xadhiga Guddoomiyaha Haatuf Media Group Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo Tifaftiraha Axmed Cali Cigge.
 
Halkan ka dhagayso.

uvs140512-002
 
 
Berbera news/Hargeysa.