Saddex Ka Mid Ah Shaqaalaha Shirkadda Somtel Oo Geeriyoodday

 Hargeysa (Berbera news) Saddex ka mid ah Shaqaalaha  Shirkadda Somtel ayaa ku geeriyoodday deegaanka Xabaalo-tumaaloodd oo ka tirsan Deegaanadda Gobolka Saaxol.
 
 
Saddexaddan Marxuum ayaa la sheegay inay dhimashadoodda ay sabab u ahayd ,ka dib markii uu la dhacay Taawr ay ka shaqaynayeen.
 
 
Magacyada Maxuumiitina ayaa kala ah sidan:-
 
1.      Marxuum Deeq Siciid Cismaan
 
2.      Marxuum Cabdiraxiin Maxamed Kaarshe
 
3.      Marxuum Axmed Nuur Cali
 
INALILAAHI WA INAILAAHI RAAJUCUUN.
 
 
Berbera news/Hargeysa.