Dhagayso: Xildhibaan Maxamed X. Cabdiraxmaan Oo Ka Waramay Doorkii Uu Wakiilka Qaramada Midoobay Ee Somalia Uu Ku Lahaa Safarka Oday Dhaqameedyada Muqdisho

Hargeysa (Berbera news) Xildhibaan Maxmaed Xaaji Cabdiraxmaan oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtidda Somaliland ayaa sharaxaad kooban ka bixiyay Doorkii  uu Wakiilka Xoghayaha guud e Qaramadda Midoobay ee arrimaha  Somaliya uu ku lahaa Safarka ay Oodayaal dhaqameedka ka yimid Muqdisho ay ku joogaan Somaliland.
 
 
Halkan ka dhagayso.

 
 
Berbera news/Hargeysa.