Dhagayso: Maamulka Puntland Oo Ka Hadlay Safarka Wasiirka Caafimaadka Somaliland Uu Ku Joogo Buuhoodle

Garoowe (Berbera news) Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdixakiim X. Cabdilaahi Cumar Camay ayaa ka hadlay Safarka uu muddooyinkii u dambeeyay uu Magaaladda Buuhoodle uu ku joogo Wasiirka Caafimaaddka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye).
 
 
Halkan dhagayso.

Berbera news/Hargeysa.