Dhagayso  “Waxa Soo If-baxday Waxyaabihii Loo Doortay Xasan Sheekh Maxamuud Inay Fashilmeen” Siyaasiga Cali Daacuun

Muqdisho (Berbera news) Siyaasiga Cali Maxamed Axmed (Cali-daacuun) ayaa safarkii Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ku tagay dalka Uganda ku tilmaamay mid  uu kaga gabanayo Mooshinka Siyaasadeed ee kaga socda  Baarlamaanka, waxaanu tilmaamay in Xasan Sheekh Maxamuud uu ku fashilmay Hoggaaminta taladda Somaliya.
 
 
Halkan ka dhagayso.
 


 
Berbera news/Hargeysa.