Daawo: Waftigii Xukuumadda Ka Socday Ee  Jaaliyadda Somaliland ee UK Kala qayb-galayay Xuska 18 may oo London gaadhay

London (Berbera news) Waxa saaka gaadhay Magaaladda London ee Xarunta Dalka Ingiriiskan Waftigii Xukuumadda Somaliland ka socday ee Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Dalka Ingiriiska kala qayb-galayay Munasibadda Xuska 18 may.
 
 
Halkan ka daawo.
somaliland uk
 
 
Berbera news.