Dhagayso: Fu’aad Aadan Cadde Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalkii Madaxweyne  Ku Xigeenka  Puntland Ku Duray  Safarka Wasiir Xaglo-toosiye Ku Joogo Buuhoodle

Hargeysa (Berbera news) La taliyaha Goboladda bariga Somaliland Fu’aad Aadan Cadde ayaa  ka hadlay sidda uu u arko  hadalkii uu Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Cabdixakiim Xaaji Cabdilaahi Cumar Camay uu ku dhaliilay safarka  Wasiirka Caafimaaddka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) ku joogo  Magaaladda Buuhoodle.
 
 
Halkan ka dhagayso.
 

 
 
 
11217
Berbera news/Hargeysa.