Dhagayso:  Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Ee Gobolka Togdheer Oo Dawladda  Hoose Ee Burco Eedo U Jeediyay

Burco  (Berbera news)  Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ee Gobolka Togdheer Xuseen Kaahin Xayd ayaa Duqa Degmadda Burco  Maxamed Muraadd ku eedeeyay inuu sifo sharciga baal-marsan sida uu hadalka u dhigay ku iibiyay Garoonka Kubadda Kolayga ee Sheekh Bashiir  ee Magaaladda Burco.
 
 
 
 
Halkan ka dhagayso.

 
Berbera news/Hargeysa.