Dhagayso:  Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Ugu Baaqay In Xuska 18 May Aan Laga Dhigin Maalin Bulshadda Dhaqaale Lagaga Urursado  

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Axmed Muumin Seed oo maanta  Warbaahinta la hadlay ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo u soo jeediyay in aanay  xuska Munaasibadda 18-ka may aanay ka dhign maalin ay Bulshadda dhaqaale kaga urursaddan.  
 
Halkan ka dhagayso.  

 
 
Berbera new/Hargeysa.