Daawo: Xoghayaha Maaliyadda Xisbiga  UCID Oo Dhaliilo U Jeedisay Siyaasadda Arrimaha Dibadda

Hargeysa (Berbera news)  Xoghayaha Maaliyadda  Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Marwo Faadumo Siciid Ibraahim ayaa dhaliilo u jeedisay qaabka ay hadda u socoto Siyaasadda Arrimaha dibaddu.
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
Berbera news/Hareysa