Dhagayso: “Xaaladda Dalku Waxay Maraysaa Meel Aad U Adag,  Waxaad Arkaysaa Dad La Siiyay Awooddo Aanay Lahayn” Muj. Cali-xaraaro

Hargeysa (Berbera news) Siyaasiga Mujaahid Cali Cismaan Cabdi (Cali-xaraaro) ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo dhaliilo kala duwan u jeediyay, waxaanu sidaasi ku sheegay Waraysi uu siiyay Idaacadda Radio Hilaac.
 
 
Halkan ka dhagayso.
 

 
Berbera news/Hargeysa.