Daawo: Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Burco Oo Maayarka Iyo Ku Xigeenkiisa Ugu Baaqay Inay Is-casilaan

Burco (Berbera news) Qaar ka tirsan Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Degmadda Burco oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Magaaladda Burco ayaa Maayarka Burco Maxamed Cabdiraxmaan Muraad iyo ku xigeenkiisa Muxumed Xasan Jaamac (Xoday) ugu baaqay inay Xilka ay is casilaan, iyagga oo baaqooddaasi sababa uga dhigay Musuq Dhaqaale oo ay sheegeen in Masuuliyiintani ay ku kaceen Muddadii ay Xilalkaasi hayeen.
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
Berbera news/Burco.