Dhagayso: Wasiirka  Caafimaadka  Oo Dib Ugu Soo Laabtay Hargeysa

 Hargeysa  (Berbera news) Wasiirka Cafimaaddka Somaliland Saleebaan Ciise Aaxmed Kaar ayaa  maanta dib ugu soo laabtay Magaaladda Hargeysa, ka dib markii uu Todobaad-yaddii u dambeeyay uu ku sugnaa Magaaladda Buuhoodle.
 
 
Halkan ka dhagayso.
 

 
Berbera news/Hargeysa.