Jilayaasha  Sooraan Iyo Jawaan Oo Gaadhay London Iyo Jaaliyadda Somaliland Oo Si Weyn U Soo Dhaweeyay + Sawiro

London (Berbera news) Waxa Magaaladda London ee Dalka Ingiriiska gaadhay  Jilayaasha ugu caansan dhinaca Majaajiladda ee Sooraan iyo Jawaan oo hore ugu sugnaa Magaaladda Addis-Ababa ee Dalka Itoobiya.
 w5
 Jilayaashan Sooraan iyo Jawaan waxa si balaadhan Maddaarka Diyaaraddaha ee Heathrow Airport ee Magaaladda  ku soo dhaweeyay Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Dalkaasi iyo Safiirka Somaliland  u fadhiya Dalka Ingiriiska Cali Aadan Cawaale, kuwaas oo Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Ingiriiska kala qayb-galaya xuska sanadguurada 23-aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii mada- banaanida Somaliland ee 18-ka May oo berrito ku beegan.
 w15
w16
w
w2
w4
w7
w9
w10
w12
w14w13
 
Berbera news/London.