Daawo: Berbera Oo Si Balaadhan Looga Xusay  18 May Iyo Masuuliyiinta Gobolka Oo Shacabka Kala Qayb-galay + Sawirro

Berbera news (Berbera news) Shacabka ku dhaqan Magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil ayaa maanta si balaadhan u xusay sanad-guuradda 23-aad ee ka soo wareegtay xiligii ay Somalilabd Qqaranimadeedda ay dib ugala soo noqotay Somaliya.
 
 s7(11)
Masuuliyiinta Gobolka Degmadda iyo Maamulka Dekedda Berbera ayaa Shacabka ku dhaqan Gobolka Saaxil kala qayb-galay Xuska sanad-guuradda 23-aad ee 18 may.
 
 
Halkan ka Daawo Vedio.
 

 
 
 
 
 
 
 s2(19) s3(16) s4(12) s5(14) s6(13) s7(11) s8(3) s9(4) s10(5) s11(3) s12(4) xuska-8
 
Berbera news/Berbera.