Daawo: Madaxweyne Ku  Xigeenka Oo Shacabka Ku Dhaqan Boorama Kala Qayb-galay  Munaasibaddii Xuska 18 May

Boorama (Berbera news)  Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shacabka ku dhaqan Magaaladda Bboorama kala qayb-galay Xuska sanad-guuradda 23-aad  18 May oo ku beegnayd markii ay Somaliland xornimadeedda dib ugala soo noqotay Somaliya.
 
Halkan ka daawo.

 
 
Berbera news/Boorama.