Daawo: Siddii Magaaladda Burco Looga Xusay Sanad Guuradda 23-aad ee 18 May 2014

Burco (Berbera news)  Waxa maanta shacabka iyo Masuuliyiinta Magaaladda Burco ee Gobolka Togdheer ay si balaadhan u xuseen Sanad-guuradda 23-aad ee 18 May dib ula soo noqoshadda Madaxbanaanidda Somaliland.
 
Halkan ka daawo.

 
Berbera news/Burco.