Dhayso: Khudbaddii Madaxweyne Siilaanyo Ka Jeediyay Xuskii 18 May 2014

Hargeysa  (Berbera news) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa khudbad dhinacyo badan taabnaysa maanta ka jeediyay xuska sanad guuradda 23-aad ee dib ula soo noqoshadda madaxbabaanidda Somaliland.
 
 
Halkan ka dhagayso.
 

 
Berbera news/Hargeysa.