Daawo: Hees Waddani Ah Oo Fanaanadda Nimco Yaasiin Ay Ka Ka Qaaday Munaasibaddii 18 May Ee Xalay Lagu Qabtay Madaxtooyadda

Hargeysa (Berbera news) Fanaanadda caanka ah ee Nimco Yaasiin Caraale ayaa hees xambaarsan dareen Waddaninimo ka qaaday Munaasibadda 18 May oo Xalay lagu qabtay Xarunta Mmadaxtooyadda Somaliland.
 
 
Halkan ka daawo.
http://youtu.be/zDn2v2EhhJo
 
 
Berbera news/Hargeysa.