Daawo : Madaxdhaqameeddkii Muqdisho Ka Yimi  Oo Madaxweynaha Guddoonsiyay Calanka Waddanka Oo Ay Ku Aqoonsadeen Qaadiyadda Somaliland

Hargeysa (Berbera news) Cuqaashi ka yimid Magaaladda Muqdisho ee ka qayb-galay xuska  sanad-guuradda 23-aad ee dib ula soo noqoshadda madaxbanaanidda Somaliland ayaa Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo guddoonsiyay Calanka Somaliland oo ay sheegeen inay aqoonsadeen qaadiyadda iyo madaxbabaanidda Somaliland.\
 
 
Halkan ka daawo.
http://youtu.be/obPbvwEEgyk
 
 
Berbera news/Hargeysa.