Dhagayso:  Odayaal Dhaqameeddkii Ka Yimi Muqdisho Oo Sheegay Inay Aqoonsadeen Qaranimadda Somaliland

Hargeysa (Berbera news) Odayaal dhaqameedkii dhawaan ka yimi Magaaladda  Muqdisho ee Maal-mihii u dambeeyay ku sugnaa Caasimadda Hargeysa ayaa Munaasibada lagu xusayay 18 May oo xalay lagu qabtay Xarunta Madaxtooyadda waxay sheegeen  inay aqoonsadeen Qaranimadda iyo Jiritaanka Somaliland.
 
 
 
Halkan ka dhagayso.
 

 
 

Berbera news/Hargeysa.