“Waftiga Inooga Yimi Somalia Markii Ay Inadhoodda Wax Ku Arkeen Ayay Ku Dhawaaqeen Gobanimada Somaliland Ay Doonayso,  Iygga Oo Caalamka Maqashiinaya ” W/ Warancade

Hargeya (Berbera news) Wasiirka Arrimaha guddaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde oo khubad xalay ka jeediyay Munaasibadda 18 May oo lagu qabtay Xarunta Madaxtooyadda ayaa sheegay in Odayaal Dhaqameedkii Muqdisho ka yimid ee Dalka ku sugan ay ka garaabeen Qaranimadda iyo Gooni-isku taaga Somaliland.
 
 
 
Halkan ka daawo.
http://youtu.be/GmDKWqF0S80
 
 
Berbera news/Hargeysa.