Afhayeenka Cuqaasha Puntland Oo Dhaliilay Go’aankii Odayaal Dhaqameeddka Muqdisho Ku Aqoonsaddeen Madaxbanaanidda Somaliland

Garoowe (Berbera news) Afhayeenka Cuqaasha Maamulka Puntland Garaad Cabdilaahi Cali Ciid ayaa dhaliilay Go’ankii ay Odayaal dhaqameedka Muqdisho ka yimid ee Muddooyinkii u dambeeyay ku sugnaa Magaaladda Hargeysa.
 
 
Halkan ka dhagayso.
 

 
Berbera news/Hargeysa.