Dhagayso: Afhayeenka Madaxtooyadda Oo Ka Warbixiyay Kulan Dhex-maray Madaxweyne Siilaanyo Iyo Jaaliyadda Somaliland Ee Sheffield

Hargeysa (Berbera news) Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Axmed SaleebaAN Dhuxul ayaa ka warabixiyay kulan maanta Xarunta Madaxtooyadda ku dhex-maray Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Xubno ka tirsan Jaaliyadda Somaliland ee Magaaladda Sheffield ee Dalka Ingiriiska, kuwaas oo Madaxweynaha guddoonsiyay qoraal ka turjumaya aqoonsigii ay Golaha Deegaanka Sheffield ay dhawaan siiyay Somaliland.
 
 
Halkan ka dhagayso.
 

 
Berbera news/Hargeysa.