Axsaabta Mucaaridka Iyo Aqoon-yahano Oo Hay’addaha Garsoorka Ugu Baaqay In Dacwadda Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf Loo Maro Xeerka Saxaafadda Somaliland

Hargeysa (Berbera news) Xisbiyadda Mucaariddka Somaliland, Aqoon-yahano, Maddasha wadda-tashiga iyo Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa u soo jeediyay Hay’addaha Garsoorka u soo jeediyay Dacwadda ay u xidhan-yihiin Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo Tafatiraha Wargeykaasi Axmed Cali Cigge loo maro Xeerka Saxaafadda oo Baarlamaanku ansixiyay sanadkii 2004.
 
 
Baaq ay ku sexeexan-yihiin Masuuliyiintaasi ayaa waxa uu u dhignaa sidan:-
Displaying scan0129.jpgDisplaying scan0130.jpg
 
 
Berbera news/Hargeysa .