Daawo: Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Oo Ka Warmay Marxaladdihii Siyaasadeed Ay Soo Wadda-mareen Madaxweyne Siilaanyo.

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiye ku xigeenkii kowaad ee Xisbiga KULMIYE Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax ayaa ka waramay waayo siyaasdeed oo duruufo kala duwan xambaarsanaa oo ay soo wadda mareen Madaxweyne Axmed Siilaanyo.
 
 
Halkan ka daawo.
http://youtu.be/3-8J0B94YqE
 
 
Berbera news/Hargeysa.