Dhagayso: Xoghayaha Ururka SOLJA Oo Ku Baaqay Banaan-bax Lagu Taageerayo Xoriyadtul Qawlka

Hargeysa (Berbera news) Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax ayaa ku baaqay in dhamaan Warbaahinta madaxbanaani ay ka qayb-qaadato Mudaharaad loogu doodayo Xoriyatul-qawlka.
 
Halkan ka dhagayso.
 

 
Berbera news.Hargeysa.