Shirguddoonka Shirweynihii KULMIYE oo Sifo Sharci-darro ah u Shaaciyey Magacyada Golaha Dhexe iyo Guddida Fulinta

Hargeysa (Berberanews)- Shirguddoonka Shirweynihii 3aad ee xisbiga KULMIYE, ayaa si rasmi u shaaciyey liiska xubnaha Golaha Dhexe iyo guddida fulinta ee xisbiga tallada haya, kadib markii ay diyaarinta liiskaas iyo xulista magacyada xubnuhu qaadatay muddo 24 maalmood ah oo ka bilaabmaysa 29 April 2014 oo shirweynaha KULMIYE la soo gunnaanaday.

shirguddoonkii shirweynaha KULMIYE

Tiradda xubnaha Golaha Dhexe ee lagu ansixiyey shirweynihii 3aad ee xisbiga KULMIYE oo dhan 364,  waxa ay isugu jiraan 241 xubnood oo degaannada laga soo doortay, 28 xubnood oo Golaha Wasiirrada ka tirsan, si toos ahna u galaya Golaha Dhexe, 42 mudanayaasha Golaha Wakiillada ah oo kuraasidooda Golaha Dhexe loo baneeyey, 23  xubnood oo Guddoomiyaha KULMIYE magacaabayo, 10  xubnood oo madaxweynuhu leeyahay, lix madaxweyne-ku-xigeenka la siiyey iyo lixda Guddoomiye xisbi ee gobolada doorashooyinku ka dhacaan oo lagu daray Gabilay.

Waxa kale oo Shirguddoonka shiwweynaha KULMIYE soo saareen liiska xubnaha guddida fulinta oo tiradoodu dhan tahay 44 xubnood oo ay ku jiraan lixda hoggaanka xisbiga, 7 xubnood oo degaanno gaar ah loo qoondeeyey.

Hasayeeshee, tallaabadda shirguddoonku ku shaaciyeen magacyada guddida fulinta, ayaa noqonaysa mid sharci-darro ah, isla markaana lagu maroorsaday awood sharci ahaan hoggaanka xisbigu leeyahay, iyadoo liiska guddida fulinta ee ay soo saareen ka horimayso qoddobka lixaad ee go’aanno guddidii turxaan-bixinta KULMIYE soo saareen 22 January 2014, kaasoo waajibinayey in hoggaanka xisbiga oo madaxweynaha la tashanayaa awood u leeyihiin magacaabista xubnaha Guddida Fulinta ee xisbiga.

Liiska xubnaha Guddida Fulinta shirguddoonku shaaciyeen waxa magacyadoodu yihiin;

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,   Muuse Biixi Cabdi,  Maxamed Kaahin Axmed, Maxamed Xaaji Yuusuf Axmed Waabeeye,    Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle, Cabdirraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, Xasan Siciid Yuusuf, Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, Maxamed Cabdi Iskeerse, Maxamed Muuse Abees, Axmed Xaashi Oday, Dr. Cabdi Aw Daahir Cali, Yaasiin Maxamuud Cabdi, Cabdikariin Axmed Maxamed Xinif, Xuseen Axmed Caydiid, Canab Cumar Ileeye,  Cabdinajax Siyaad Aw Cabdi,  Axmed Xuseen Oomane,  Cabdillaahi Xuseen Cige Balaaki, Faysal Cali Sheekh, Abiib Diiriye Nuur, Maxamed Cabdillaahi Cabsiiye, Axmed Cabdi Xuseen, Dr. Maxamed Cabdi Carabayte, Dr. Xuseen Maxamed Maxamuud Xoog, Nimco Xuseen Qawdhan,  Cali Siciid Raygal,  Axmed Nuur Faahiye,   Jaamac Xaaji Maxamuud Cigaal,  Ilhaan Maxamed Jaamac, Cabdillaahi Ismaaciil,  Baashe Yuusuf Axmed,  Axmed Xaaji Cali Cadami,  Prof. Ismaaciil Muumin Aare, Cali Cabdi Saa’iq,  Cabdi Siciid Faahiye, Cabdicasiis Maxamed Samaale, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Cali Buureed, Baashe Maxamed Faarax, Abuubakar Xaamud Jibriil, Maxamed Jaamac Abgaal, Maxamed Yoonis Cawaale,  Nuur Cismaan Guuleed.

Dhinaca kale liiska Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE, waxa magacyadoodu yihiin;


Beesha Arab

1.   Najax Siyaad Cabdi

2. Naasir Ayjeex Jaamac

3. Xasan Axmed Xuseen

4. Maxamed Yoonis Cawaale

5. Cabdi Muxumed Xirsi

6. Siciid Nuur Jaamac

7. Nuura Xuseen Dhalaax

8. Cumar Cabdillaahi Xuseen

9. Jaamac Caydiid Ibraahim

10. Maxamed Ibraahim Aadan

11. Xarriir Xirsi Adar

12. Cabdixakiim Gaaxnuug Cilmi

13. Axmed Nuur Aw Cabdi Shaacir

14. Sitiin Xasan Jaamac

15. Maxamed Cali Cumar

16. Sidiiq Cawil Axmed

17. Maxamed Cali Cumar

18. Yuusuf Cismaan Faarax

19. Cabdillaahi Ismaaciil Faarax

20. Sahra Maxamed Xuseen

21. Maxamed Nuur Maxamed

22. Fatxiya Muuse Ibraahim

23. Wali Khayre Ciise

24. Nuur Yaasiin Cali

25. Dr. Axmed Cali Maax

26. Ibraahim Maxamud Axmed

27. Bashiir Xasan Xaashi

28. Cabdalle Muxumed Xirsi

29. Cabdillaahi Jibriil Gaaxnuug Buraale

30. Mawliid Maxamed Shaqale

Beesha Habarjeclo

31. Cabdikariim Axmed Maxamed Xinif

32. Maryan Cumar Maxamuud

33. Farax Yuusuf Nuur

34. Khadra Cali Jaamac

35. Shariif Abokor Maxamed

36. Jaamac X Axmed Cabdi

37. Maxamed Saleebaan Rooble

38. Deeqa Cismaan Siciid

39. Maxamed Cabdillaahi Ducaale

40. Layla Cismaan X Yuusuf

41. Khadra Cali Diiriye

42. Cabdixakiin Maxamed Cabdillaahi

43. Cabdoo Axmed Aayar

44. Cawrala Saalax Faarax

45. Cismaan Siciid Jaamac

46. Cismaan Axmed Maxamed

47. Farax Faarax Cali

48. Xasan Maxamed Cali

49. Saalax Maxamed Diiriye

50. Siciid Maxamed Jaamac

51. Maxamed Iidle Maxamed

52. Siciid Maxamed Cismaan

53. Saleebaan Cawad Abokor

54. Hoodo Faarax Warsame

55. Ilhaan Maxamed Jaamac

56. Cabdiraxmaan Axmed cali

57. Axmed Nuur Faahiye

58. Maxamuud Xayir Ducaale

59. Axmed Maxamed Jaamac

60. Khayre Cismaan Caalin

61. Maxamed Xasan Maxamed

62. Saleebaan Maxamed Warsame

63. Faarax Siciid Saleebaan

64. Mahad Maxamed Cawaale

65. Aadan Cabdillaahi X Xasan

66. Maxamuud Axmed Xirsi

67. Xuseen Xasan Guuleed

68. Cawil Maxamed Ibraahim

69. Maxamed Axmed Biixi

70. Sahal Cali Cartan

71. Barwaaqo Ibraahim Yuusuf

72. Maxamuud Cabdiraxmaan Cali

73. Maxamed Ismaaciil Cismaan

74. Jaamac Maxamud Cigaal

75. Aadan Ciise Maxamed

76. Jaamac Ibraahim Xirsi

77. Maxamuud Ismaaciil Xasan Cabdi (Bade)

78. Yaasiin Muxumed Cabdi Ciise

79. Axmed Cumar Cali Axmed (Gadhoodhe)

80. Ismahaan Jaamac Tanag

Beesha Harti

81. Baashe Maxamud Faarax

82. Cabdirisaaq Khaliif Axmed

83. Xuseen Axmed Cabdulle

84. Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan

85. Cali Maxamed Axmed Sandulle

86. Nadiifo Maxamed Col ujoog

87. Maxamuud Axmed Saalax

88. Faarax Cali Ibraahim

89. Khadra Jaamac Faarax

90. Jaamac Dheeg Cartan

91. Cabdillaahi Maxamuud Guray

92. Aadan Cabdillaahi Cabdule

93. Cabdi Axmed Cawad

94. Ismaaciil Ibraahim Cali Gaas

95. Axmed Cabdillaahi Dhakool

96. Cabdirashiid Ducaale Qanbi

97. Axmed Xaaji Cali Cadami

98. Sahal Maxamed Jaamac

99. Maxamed Cismaan Bulqaas

100.   Axmed Maxamed Nuur

101. Muuse Jaamac Dalaf

102. Ibraahim Ducaale Cawke

103. Cabdillaahi Maxamuud Cabdisalaam

104. Mustafe Cabdillaahi Fuumbe

105. Siciid Cabdi Saalax Shirbeeye

106. Axmed Abshir Gacan

107. Cali Maxamed Aadan

108. Shacni Saalax Cali

Beesha Habar Awal

109. Maxamed Biixi Yoonis

110. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid

111. Faysal Cali Sheekh

112. Xuseen Cabdi Cali

113. Maxamed Daahir Khayre

114. Dr: Axmed Cabdi Xuseen

115. Dr: Maxamed Cabdillaahi Cumar

116. Abiib Diiriye Nuur

117. Ibraahim Axmed Haybe

118. Cabdilaahi Xuseen Cige

119. Xasan Cawaale Caynaan

120. Sacda Cabdi Maxamed

121. Cabdicasiis Maxamed Samaale

122. Muxumed Aw Cabdi Ismaaciil

123.  Khadra X Ismaaciil Yoonis

124. Axmed Xaashi Oday

125. Ilyaas Muuse Jaamac

126. Cabdi Cali Jaamac

127. Axmed Muxumed Madar

128. Eng: Xuseen Sheekh Aadan

129. Nimco Aadan Cabdillaahi

130.  Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Maxamed

131.  Maxamed Xuseen Xaaji Ciise

132. Rooda Yuusuf Nuur

133. Maxamed Cabdi Iskeerse

134. Mujaahid Cabdikariin Xaashi

135. Axmed/qani Cabdi Samatar

136. Maxamed Faarax Xirsi

137. Saleebaan Siciid Cali

138. Cali Maxamed Muuse

139. Cali Axmed Kooshin

140.  Buraalle Cali Xuseen

141. Maxamed Cali Cumar

142. Cali Cumar Maxamed

143. Cabdiraxmaan Cawil Xasan

144. Cabdiraxmaan Jibriil Cbasiiye

145. Siciid Xasan Cabdillaahi

146.  Maxamed Cabdillaahi Cabsiiye

147. Maxamud Saleebaan Ducaale Talaabo

148. Maxamed Cismaan Axmed Indho balac

149. Cismaan Cabdi Barkhadle Shiine

150. Maxamed Cabdillaahi Xandulle Kayd

151. Milgo Daa’uud Cigaal

152. Nasra Maxamed Cabdillaahi

153. Mustafe Maxamed Yoonis

154. Muuse Jaamac Cilmi

155. Maxamed Cilmi Aadan

156. Khadra Maxamed Caalin

Samaroon iyo Ciise

157. Fu’aad Maxamed Cumar Awliyo

158. Cabdi Siciid Faahiye

159. Maxamed Ibraahim Madar

160. Nuur Cismaan Guuleed

161. Saynab Saban Jibriil

162. Sheekh Maxamuud XIrsi

163. Cabdirisaaq Waaberi Rooble

164. Maxamed Muuse Ibraahim Buuni

165. Cismaan Cali Maydhane

166. Abuubakar Xaamud Jibriil

167. Cismaan Xaaji Cabdi Khayre

168. Axmed Xasan Caafi

169.  Xuseen Cumar Dhinbiil

170. Farxiya Caydiid

171. Caasha Cabdillaahi Cilmi

172. Axmed Ismaaciil Jaamac

173. Daahir Barkhad Cali

174. Nuux Daahir Camuud

175. Sacaada Raygal Muumin

176. Siciid Maxamed Bille

177. Mustafe Cismaan Caynaan

178.  Axmed Xuseen Oomane

179. Muuse Cismaan Dhagaweyne

180. Ayaan Cali Cumar

181. Axmed Maxamuud Geelle Dacar

182. Cabdinaasir Xaaji Daa’uud Warsame

183. Ibraahim Xaaji Maxamuud Suldaan

184. Fahmi Cabdi Bidaar

185. Rooda Cabdillaahi Ciil tire

186.  Siyaad Xuseen Cumar

187. Cabdillaahi Ibraahim Habane

188. Prof. Ismaaciil Muumin Aare

189. Ibraahim Aadan Qaalib

190. Cabdiqaadir Aadan Yuusuf

191. Sahra Maxamuud Xaaji Xasan

192. Axmed Yuusuf Faarax

193. Mustafe Faarax Abraar

194. Ismaaciil Xasan Mataan

195. Xasan Daahir Dhinbiil

196. Khadar Daahir Fadal

197. Hibo Maxamed Cismaan

Beesha Ayuub

198. Yurub Abiib Cabdi

199.  Khadar Nuur Cabdi

200. Maxamuud Cabdi Faarax

201. Baashe Yuusuf Axmed

202. Nimco Cabdisalaam Yuusuf

Beelaha La-hayb-sooco

203. Garyaqaan Barkhad Jaamac Xirsi

204.  Eng. Xuseen Ibraahim Buuni

205.  Muuse Cabdi Aadan

206. Cali Maxamed Maxamuud

207. Khadar Ibraahim Cabdalle

Beesha Garxajis

208. Dr: Ismaaciil Cali Aw Jaamac

209. Carab Nuur Xandulle

210. Garyaqaan Jaamac Ismaaciil Shabeel

211. Dr: Yuusuf Maxamed Cabdi

212. Cismaan Cabdillaahi Hirad

213. Maxamed Muuse Abees

214.  Cumar Cabdillaahi Aadan

215. Maxamed Axmed Aadan

216. Xildhibaan Axmed Siyaad Muxumed

217. Ismaaciil Yuusuf Xuseen

218. Maxamed Xasan Xaashi

219. Axmed Guudcade Aw Xuseen

220. Axmed Cabdi Xuseen

221. Cabdillaahi Jaamac Cismaan Geeljire

222. Cabdikariin Baanday Cismaan

223. Maxamed Cabdalle Cilmi

224. Maxamed Muuse Xaaji Cabdi

225. Khadar Axmed Diiriye

226. Maxamuud Ibraahim Axmed

227.  Bulbul Cabdi Madoobe

228. Bashiir Cabdi Xarriir

229. Cabdiraxmaan Maxamed Saqadhi

230.  Maxamed Axmed Yaasiin

231. Dr. Cabdi Aw Daahir Cali

232. Dr. Maxamed Axmed Cabdi Carabayte

233. Mukhtaar Maxamed Cali

234. Nimco Xuseen Qawdhan

235. Sahra Cabdillaahi Ibraahim

236. Xusni Maxamed Warsame

Beesha Toljecle

237. Cabdisalaam Cabdiraxmaan Saalin

238. Yuusuf Cismaan Garas

239. Eng. Cabdiraxmaan Yuusuf Maxamuud

240. Axmed Xasan Maxamuud Xuseen

241. Khadra Maxamuud Xuseen.

Xubnaha 241 ah ee magacyadoodu qoranyihiin, waxa aan ku jirin 28 xubnood oo Golaha Wasiirrada ka tirsan, si toos ahna u galaya Golaha Dhexe, 42 mudanayaasha Golaha Wakiillada ah oo kuraasidooda Golaha Dhexe loo baneeyey, 23 xubnood oo Guddoomiyaha KULMIYE magacaabayo, 10 xubnood oo madaxweynuhu leeyahay, lix madaxweyne-ku-xigeenka la siiyey iyo lixda Guddoomiye xisbi ee gobolada doorashooyinku ka dhacaan oo lagu daray Gabilay.