Daawo: Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Muranka Siyaasadeed Ee U Dhexeeya Hogaanka KULMIYE Iyo Guddida Shirguddoonka.

Hargeysa (Berbera news) Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somaliland Cabdi Yuusuf Ducaale Boobe oo Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa ka hadlay Khilaafka Siyaasadeed ee u dhexeeya Hogaanka Xisbiga KULMIYE iyo Shirguddoonka Shirweyinihii Saddexeed ee KULMIYE, waxaanu sheegay in Khilaafkaasi uu salka ku hayo Muran Sharci oo labadda dhinac aanay isla waafaqsanayn.
 
 
 
Halkan ka daawo.

Berbera news/Hargeysa.