Daawo: Shirguddoonka Shirweynihii KULMIYE Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedo Uga Yimi Hoggaanka Xisbiga

Hargeysa (Berbera news) Guddidii Shirguddoonka Shirweynihii saddexaad ee Xisbiga KULMIYE ayaa oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga ayaa sheegay in sifo sharciga waafaqsan ay ugu dhawaaqeen Liiska Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE, waxaanay sidoo kale jawaab ka bixiyeen eedo Shalay uga yimi Hoggaanka sare ee Xisbiga KULMIYE oo sheegay in ay shaaciyeen Liis aan waafaqsanayn Shuruucdda iyo qawaaniinta Xisbiga KULMIYE.
 
 
Halkan ka daawo.

 
Berbera news/Hargeys